c feiu I ■J A 3 ■r Somatisch Colofai -DONDERDAG 31 AUGUSTUS 2000 - PAGINA 14, DE TILBURGSE KOERIER DE TILBURGS 5 JSUasJI lAjii aLÜaa JJI J$LaJI ^La :aUaaJ jLal I I 5000 WB Tilburg Goo oo lacag laaan ku soo dir iaan I I Gemeente Tilburg I Antwoordnummer 239 Gemeente Tilburg Wijkzaken T.a.v. S. Buys Antwoordnummer 239 I 3. What concrete solutions can you think of for these I problems? 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 y xalalka aad aragto in lagu gaari karo ibaatooyinkaas? De redactie v uiterst zorgv mengesteld wijze aanspr. voor eventue volg is van h ingen die gel publiceerde i ^lll x-a JuaJI Ji Lfclja Jill JSLixaJI y dhibaatada iha ummado 1 Kleurrijk Tilb per maand oj De Tilburgsei Op deze pagii voor migrant Redactie en Vrande in sai Rooij, gemee catie Publiek Redactie-ad voor multicu in Noord-Bra Noordstraat I Telefoon: 01 Fax:013 - 54 Reacties en harte welko het redactie De inhoudeli gina wordt rr redactieraad meerHet C< vrouwen (Cl Nieuwkomer: (SNV), COS W bant, een ge dewerker en ger van enke zelforganisal XaaLuj3aJI AxUii'ïl Jut, bkljï Jill aLula^ll La IXgu i órillSa i 1 l Gemeente Tilburg i j Wijkzaken T.a.v. S. Buys i 1 I Antwoordnummer 239 I I j 5000 WB Tilburg with us and if you ire. You may give you name and address on 3. Waa maxay xallinta dhib any questions you may have Or you can phone Ms. 4. Ma waxaad dareentaa adigu in aad tahay? Turki Marookaan Nederland Soomaali Surinaam Antiiliyaan mid kale, sida I 4. Do you feel? Turkish Moroccan Dutch Somali Surinamese Antillean Otherwise, viz. Kendi CokKi Tilburg’ insanlari ba$ka §e sahip bu caddede kültürlü hojgörü: neden ol ikamet e insanlari kendiler belediye yil “Qok adiyla g; buradan yabanci yajayab: ilzerine i tarti§mal Kisaca 1 bu proje Sorulai Mayis v Festival] Ulkelerd festival ilijkin ol buldu ve siiresinc: yakin ki: yanlari v veri$ind< bu festiv yapilma dikkatin istiyoruz Proje Tilburg kurulu§l Geli$im< Yabanci hakkind: görenek konulan sózu edi konulan elde edil haline gi olarak bi Katkid: Mondial tümüyle Bu nede insanlar; yaymhy hakkind: sorulan adresini; Sorulai Sözü edi belediye 5428858 Leijssen görü$ebi Kesin v Lütfen c Zarfi göi adresi za Zarfin tl: cevaplac olarak p< 1 2. What problems do you see when all these different people are living together? Cut out and send free of charge 1 1. What advantages do you see in living together with different people inTilburg? And that would mean I different origins, religions or lifestyles. iilj jjïLutó PA,.!,! i<all Xaaaa J aJ3 9 ‘CjjAh J -^9 O* b* J^1 094h J lApm ^a^a Iaa J ja£ ÖJJvLLa Jaaj La Iaa .AA.I3 3 jLi J Ü9APM U9-' - A1 9* ja gjh'j,,iaII jAS Laaja JtLUU A l»>i Jaa I-IVM ^9 J^Liaa-ll 3 pJaLilll *3-1 J| CiÜLsJI Jaaa J AitjA Ia$1 .jaÜI Iaa J jSaa jj3±lp ipL JLs. .1$aJ J-aa Jill Xi-iJI 3! £jLiJI jjaaA oipJ cpbl XaaJJI aaja oaa ^1 3A P-^I Iaa BuiuJI cj34p" £9>^ J MjIaa J3A. ‘.aaJj £a1>a J 9 J9^ cP1111 O- La jiSI ja ^aaaJI J3J-J II ,,.".^11 «.II" J3A. £jj-aa lj| Ia* .ai>La»aJI ji oLil£a.)!l 3 ^HII AlX-'Jll UliiA oSU caaaS Ail .ÈJ3ÜÜJ 3P3i 3 q3 aÜ J3A. jl3>II jai^JI Jc aJxu.1 oh.j^aJI Iaa JMi. ÏaaIJI .0IaLJI JlIlLa JjK II 3 .-.h.l-ll ccaUIaa^I J3A. XIIa Xaaj UjiA UJ| dAAsJ Ail ."cAliliUI öaaüaJI Ö94p" £aaSI ISaLatI Ia«J .^kJI CL^aJI QjJaA Ol£- JS JAAAA pj JbJI iAAAk ^A .CAliliUI AAAAA JaI^A "jlyl^l 5m<1aII £j3a1u' £3jiAl U.<-1II oaa BjaJI oaa j laj II. OaLIJi JLai olililll aaiaaJI j3LajJI oaILaa j^ja) CaIa II 3 ^ÜaJI ja AaaLJI j euhiJI Jj-. Ij I.'■■J-a CAleliJ .-.aIm lx<* .CAlililll aaiaaJI aII J3A. (caIaa1a.ÏI tLaaJI "■Mall a", a. a II. jA^ I jLü lj| Aa^A JAaÓ^ 0AA pulxUI 3 XilJI .p^iJI 3 ^aLaJI J3A. «XaJjaJI .AJ3A. IjljS XaaLJI AA.IAA .jLa IaA jAAnJ .cAliliUI J* XaaLoJI oaa .1-vLa Ia^J .^LJI 094p uJI J1^1 HJaaÏI J3A. ^Ij OIS 3 lL>A ol OAjl Ia| -.^aJIaJI J*9i iA L»L^>> il^ïl .jaaJ Iaa 0^9 ‘LaaXJI >iiil3AC. 3 ,*1a.a| 4aIaS .‘Ii'saj .ÜaajÜI XaaIÏ Ia[ «Ja| .ilkAil Iaa Xa.3jI-.aII .U)9jAa Jül^JI pjj .XaaLJIa ^jlijl uLa3a aaaJL IaaaLa JLa^I ^aaA IXa J3A XHaJ AaJ cülS Ia| .013-542 97 68 ^aI^JI plj <0-** caaa-aJ BaaaJL 9l .013-542 88 58 ÜUwï J—jl 9 aj .XaaLaaJI oaa 0I9AAJI AA.3A .JaLajJI ckjfe. ^3 I4A-Ó3 3 1$-^ A^aj .XJaaaÜI XaaIS cuJa Ia| XaaIS JaajJI fAlkJI J| ktOA» CAaJ .eijM Jc 3 AaaÏ jl .XJLajJI jjlb Jt lLxa JLajI Ia| dk^AA 4±uaÏI 2. Waa maxay dhibaatada ay leedahay wada noolaanshaha ummado kala duwan ay ku wada noolaadaan magaalada? Wijkzaken T.a.v. S. Buys 11 5000 WB Tilburg 1. Waa maxay faa’iidooyinka aad aragto ee ay leedahay in ummado kala duwan ku noolaadi magaalada Tilburg? Adigoo ka tixraacay jinsiyaddooda, diintooda ama qaab nololeedkooda. Ra'yigaaga ayaa aad loogu baahan yahay Tilburg-da midabada taajirka ku ah Tilburg waxaa ku nool dad aad u tiro badan. Dad Tilburg ku dhashay ama magaalooyin kale ku dhashay ama wadan kale ku dhashay. Dadkaasi waa kuwo ku wadanool hal wado ama hal xaafad ah. Taas ayaana keentay in ay Tilburg noqoto magaalo midabada taajir ku ah. Laakiin taasi waa mid haddana keenta mararka qaarkood isfahan la'aan iyo dhibaato. Sidaas darteed ayaa qof walba u raadinayaa xalka ugu fiican oo uu kula noolaado dadka kula nool xaafadiisa ama dabaqiisa. Dowladda hoose ee magaaladuna waa ay ka fakaraysaa. Sababtaas ayaana Dowladda hoose ee magaalada Tilburg sanadkaan mashruucan la yiraahdo Tilburg-da midabada taajirka ku ah. Magacaanu waa mid la mid ah magaca boggaan. Dowladda hoose ee magaaladu waxa ay rabtaa in ay la kulanto dad badan si ay ugala hadasho arimahaas ku saabsan dadka ajaanibta ah iyo dadka wadanka u dhashay 00 haddana ku wadanool isku meesha; ama wadanoolaanshaha dhaqamada kala duduwan ee Tilburg. Suaalaha Bilihii Maajo iyo Juun waxaa Tilburg lagu qabtay Faystadii Adduunka Festival Mundial Meelkasta oo magaalada ka mid ah waxaa muuig iyo heeso ka qaadayey kooxo muusig oo wadamo kala duwan ka yimid. Wakhtigii faystada adduunka ee Tilburg socotay waxaa Dowladda hoose ee magaaladu waydiinaysay dad badan oo halkaas isugu yimid suaalo ku saabsan Tilburg-da midabada taajirka ku ah. Lix boqol oo qof ku dhawaad oo ku nool magaalada Tilburg ayaa lagala hadalay ama noo sheegay faaiidooyinka, dhibaatooyinka iyo sidii loo xalin lahaa dhibaatooyinka ay leedahay wadanoolaanshaha dhaqamada kala duwan. Dabcan dadka kunool magaalada Tilburg dhammaantood ma wadajoogin feestadii adduunka ee Tilburg. Sidaas darteed ayaa markaan boggaan mudnaanta ku siinaynaa mashruucaan Kieurryk Tilburg. Mashruuc Dowladda hoose ee Tilburg waxa ay la hadlaysaa dadka ku nool magaalada iyo hayadaha (sida Palet iyo xarunta dumarka ajaanibta) ayada oo ka hadlaysa wadanoolaanshaha dhaqamada kala duwan. Sidaas darteed waxaa jiridoona kulamo looga wadahadli doono ilmaha iyo korintooda, luqadda iyo waxbarashada iyo waliba arimo kale oo badan. Arimahaas oo dhami waa kuwo aad muhiim u ah marka aad ku nooshay magaalo ay ku nool yihiin qowmiyado kala duwani. Dhammaadka sandkan waxaan ka samayndoonaa warbixin taas oo xildhibaanada dowladda hoose ay Góaan ka gaari doonaan. Ma rabtaa in aad ka qaybqaadato Macquul ma ahayn wakhtigii faystada adduunka ee Tilburg in aan qof kasta oo Tilburg dagan la sheekaysano ama la hadalo. Sidaas daraadeed in aan suaalo kuwii hore lamid ah boggaan mar labaad ugu soo daabacno. Ma rabtaa in aad nagala fakarto ama rayigaaga ka dhiibato, buuxi marka suaalaha taxanaha ah. Magaca iyo ciwaanka waad ku qori kartaa, laakiin maaha mid loo baahan yahay. Suaalo Haddii aad wax suaal ah ka qabto mashruuican waxaad la xiriiri kartaa ninka la yiraahdo Youssef Azghari ee dowladda hoose. Teleefankiisu waa 013-542 88 58. Ama haweeneyda la yiraahdo Iliesbeth Leijssen. Teleefankeedu waa 012-542 97 68. Goo oo lacag laaan ku soo dir Markaad buuxiso suaalaha, waxaad markaas samaynaysaa in aad goosato intii ay suaaluhu ku yaaleen Isla markaasna aad ku soo rido boqshad, boqshaddaas oo aad dusha uga qoreyso ciwaanka ku yaal bogga aad suaalihiisa ka jawaabtay. Farangabowlo uma baahna, sidaas ayaad adoon lacag bixin u soo diraysaa. Curious about your opinion Colourful Tilburg A great many people live together in Tilburg. People who were born in Tilburg, but also people who were bom in another city or another country. They live together in a street or a neighbourhood. This makes Tilburg Colourful. But it can sometimes lead to misunderstandings and problems. Every one looks for ways to make living together with other people in the same street or block of flats as pleasant as possible. This is something the City of Tilburg also gives thought to. That's why the council has set up the project 'Colourful Tilburg' this year. The project bears the same name as this page. The council would like to talk about the living together of allochthonous and authochthonous people, about people's experiences and the options or improvements with as many people as psossible. This is therefore a project about the 'multicultural society' of Tilburg. Questions In May and June the Festival Mundial was held in Tilburg. Musical groups from different countries gave performances at various locations in the city. While the Festival Mundial was being held, the council asked many visitors questions about 'Colourful Tilburg'. Nearly six hundred people spoke to us in the stand of the City of Tilburg about the advantages, disadvantages and solutions in a multicultural society. Naturally not all the inhabitants of Tilburg attended the Festival Mundial. We therefore now want to draw attention to the project 'Colourful Tilburg' on this page. Project The council talks with inhabitants and organizations (such as Palet, the regional office for multicultural development in Noord-Brabant and the Centre for Foreign Women) about the multicultural society. Meetings are held at which such subjects as youngsters and their upbringing, standards and values, language and education come up for discussion. Important themes where a multicultural society is concerned. At the end of this year a report will be drawn up about all this, about which the council will make a decision. Would you like to think along with us? Naturally we haven't been able to talk with all the inhabitants of Tilburg at the Festival Mundial. Therefore you'll find the same questions we have asked the visitors of the Festival on this page. If you would like to think along with us and if you have an opionion on the questions below, please fill in the questionnail the questionnaire, but it isn't necessary. Questions Mr. Youssef Azghari of the council will be happy to answer about the project. His telephone number is: 013 - 542 88 58. Liesbeth Leijssen. Her telephone number is: 013-542 97 68. Cut out and send free of charge The address is given on this page. You can either write it on the envelope or cut it out and stick it on. No stamp is needed to send in the questionnaire. 0 0 1 0 I 0 0 I 0 I

Kranten Regionaal Archief Tilburg

Weekblad De Tilburgse Koerier | 2000 | | pagina 14